Maamulka Puntland ee gobolka Mudug oo fagaare ku gubay Khamri fara badan (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka qayb galay Fulinta Xukun Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Mudug ku riday 20 kartoon oo khamri kuwaasoo Ciidamada Amnigu ku qabteen guri ku yaalla Magaalada Gaalkacyo. Fulinta Xukunkan waxaa goobjoog ahaa Taliyaha Ciidanka Daraawishta Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad, Taliyaha Howlgalinta Taliska qaybta Booliska iyo … Continue reading Maamulka Puntland ee gobolka Mudug oo fagaare ku gubay Khamri fara badan (Sawirro)